Sortierung
Reihenfolge
Sprache
SPONSORED
KI-Freelancerbörse
- Schlagwörter: KI Freelancer Experten
- Mitglieder: 20 (Ă 1)
- BeitrÀge: 1
- Kursanzahl: 4
- Community-Typ: Pro
- Premium gestartet: 11.11.2025 15:18
- Erstellt: 14.10.2025
- Besitzer: Marco Berlin
- URL Name: experten-1561
- 20
- KI Freelancer Experten
- de
- Gesamt 19307
- Deutsch 998
- Tech 2749
- Deutsch + Tech 167
- Inaktiv
- Privat
- Kostenlos
- Schlagwörter: 1.Groupkaan2.fasalka3.maadooyinka
- Mitglieder: 116 (Ă 4)
- BeitrÀge: 12 (à 0)
- Kursanzahl: 4
- Community-Typ: Hobby
- Erstellt: 27.07.2025
- Besitzer: Burunti Academy
- URL Name: hordhaca-fasalka-12-aad-1445
Sababta Ugu Weyn ee Ardayda Fasalka 12-aad u dhacaan ama dhibco hoose u keenaan â Iyo Sida Burunti Academy Uga Caawineyso.
SABABTU WAA: manhajka dawladda ee fasalka 12-aad wuxuu u diyaarsan yahay ama u qaadanayaa in ardaygu horey u yaqaan casharradii laga soo qaatay ee fasalladii 9, 10, iyo 11. Laakiin badankood xasuus ma leh ama weligood si fiican uma baran.
DHIBKA QARSOON: Cutub kasta oo Fasalka 12-aad ah â Physics, Chemistry, Biology, Math â wuxuu ku dhisan yahay cutubyadii hore ee fasalladda 9, 10 iyo 11. Haddii aadan xasuusanin 9, 10, iyo 11, Fasalka 12-aad waad ku wareeraysaa.
MAXAA KA DAMBEEYA: Marka ardaygu jahwareero, wuu joojiyaa dadaalkii. Wuxuu bilaabaa inuu casharro iska dhaafo. Ugu dambeyn wuu is dhiibaa. Waana sidaas sababta loo dhaco.
XALKA: Burunti Academy waxay kuu diyaarisay koorsadaan gaarka ah oo online ah. Burunti Academy waxaad ka helaysaa casharro, community, Live calls oo toddobaadle ah.
Ku biir group-keena:
[https://chat.whatsapp.com/DQcz8w7KFlqG0PKKO4nG16?mode=ac_t](https://chat.whatsapp.com/DQcz8w7KFlqG0PKKO4nG16?mode=ac_t)